car
cart-mobile
cart-mobile
Shariif Xasan Sheekh Aadan oo gaaray magaalada Baydhabo.
Guddoomiyaha Baarlamanka KMG Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay, . sii akhri 17 May 2012
Ciidamada Kenya oo lagu eedeeyey inay dhac u geysteen Ganacsatada Suuqa Xerada Dhagaxley.
Ciidamada Kenya ayaa lagu eedeeyay inay dhac u geysteen suuqa xerada Qoxootiga ee dhagaxley oo ka mid ah xeryaha ku . sii akhri 17 May 2012
Prof: Ibraahim Muuse Heero oo sheegay dowladda KMG ku fashilantay Fulinta Road Map-ka.
Prof: Ibraahim Muuse (Heero) oo ka mid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa shaaciyey in dowladda KMG Soomaaliya ay ku fashilantay Qorshaha . sii akhri 17 May 2012
Xariirka maamulka Puntland iyo dowladda KMG oo Liita.
Wasiirka aminga maamulka Puntland Khaliif Ciise Mudan oo warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid . sii akhri 17 May 2012
 
 
 
 
 

 
.........

...
..
 

 

 Subscribe to Workbench Subscribe  ©2008 warkii.com   ®All rights reserved.       
 
©2008 soomaalinews.com  admin@soomaalinews.com :TEL: 00442081800698