xiddiga kooxda Arsenal ee Thomas partey ayaa iska diiday kooxda man United isaga oo ka doorbidayo kooxda juventus.
Warkan ayaa soo baxaya xilli ay Man United xiiso u qabto saxiixiisa xiddiga reer Ghana si ay ug xoojiso khadka dhexe.
Arsenal ayaa diyaar u ah in ay iska fasaxdo xiddiga khadka dhexe inta lagu jiro suuqa xagaagan.
si kastaba ha ahaatee xiddiga ayaa iska diiday kooxda man United.
partey ayaa doonaya in uu ku biiro kooxda juventus halkii uu ku biiri lahaa Man United.
Related