Real Madrid ayaa weyn doonta adeega seddexda ciyaaryahan ee kooxda koowaad kulanka La Liga ee Las Palmas.
Kooxda Ancelotti ayaa waayi doonta adeega xiddigaha Thibout Courtois iyo Eder Militao inta ka dhiman xilli ciyaareedkan sabab la xidhiidha dhaawacyo halis ah.
Dhinaca kale xiddiga Arda Guler ayaa dhawaan ku soo laabtay tababarka kadib markii uu ku dhaawacmay isku diyaarintii xilli ciyaareedka.
Si kasta ha ahaatee waxa ay kooxduw ar fiican ka heshay Vinicius Jr iyo Dani Carvajal ayaa ku soo laabtay kooxda kadib markii ay ka soo kabsadeen dhaawac.
Real Madrid ayaa kulanka soo galay iyaga oo guuldaro kala kulmay Atletico Madrid todobaadkii hore.

Related



Source link