Xiddiga Antony ayaa ku dhaawacmay kulanka Man United la ciyaarayso chelsea ee ka tirsan horyaalka premier League.
Xiddiga reer Brazil ayaa u muuqda mid ka dhaawacmay kuraanta waxana laga dhex qaaday garoonka markii uu sii wadan kari waayay ciyaarta.
Antony ayaa isku dayay in uu koco oo uu lugtiisa ku istaago laakiin waxa uu awoodi waayay in uu sidaas sameeyo taas oo keentay in laga dhex qaado garoonka.
Ilaa haatan lama oga inta uu dhaawaca Antony soo gaadhay leegyahay laakiin marka la eego oohinta xiddiga waxa ay la macno tahay in uu soo dhamaaday xilli ciyaareedkiisa.
Man United ayaa 3 bisha dambe la ciyaari doonta kooxda Man City kulanka FInal-ka FA Cup-ka kulan ka dhici doona Wembley.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka dhaawaca Antony :

Antony is down and will be replaced after this incidental tackle from Chalobah.#MUNCHE
pic.twitter.com/6wc3SRNLtp
— Reyi (@Reinaldodcg9) May 25, 2023

Related





Source link