Xiddiga Mason Mount ayaa ugu dambayn shaaca ka qaaday sababtii uu uga tagay kooxda chelsea una diiday in uu heshiis cusub u saxiixo Blues.
Mount ayaa muddo dheer lala xidhiidhinayay in uu ka tagayo kooxda chelsea iyada oo kooxdu isku daydya in ay heshiis cusub ka saxiixato xiddiga.
Mason Mount ayaa iska diiday in uu heshiis cusub u saxiixo chelsea waxana uu doortay ka tagista kooxda isaga oo ku biiray Man United.
Mount oo la hadlaya The Metro ayaa yidhi”Dhawr bil ka hor waxa ii cadaatay in aanan ka mid ahayn qorshaha chelsea ee mustaqbalka fog”.
“Markii aan ogaaday in ay Man United i doonays waxa aan markiiba qaatay go’aan aan doonayo in aan ugu biiro.

Related



Source link