Kooxda Man United ayaa xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga Sergio Reguilon oo ay kala soo wareegtay Tottenham.
Sergio Reguilon ayaa Man United ugu biiray heshiis amaah ah oo uu ku joogi doono kooxda Old Trafford ku ciyaarta.
Laakiin Man United ayaa dookh u haysata in ay kansasho heshiiska xiddiga marka la gaadho suuqa kala iibsiga January.
Man United ayaa u dhaqaaqday saxiixa Sergio Reguilon kadib markii la xaqiijiyay in Luke Shaw muddo ka maqnaan doono garoomada sabab la xidhiidha dhaawac.

Related



Source link