Kooxda Man United ayaa war xun ka heshay xaalada xiddiga Antony kaasoo ku dhaawacmay kulanka ay Man United haatan la ciyaarayso Chelsea.
Xiddiga reer Brazil ayaa garoonka laga dhex qaaday kadib markii uu dhaawac soo gaadhay iyada oo lagu qaaday sariirta dhaawaca.
Antony ayaa haatan laga cabsi qabaa in uu seego kulanka FA Cup-ka ee ay la ciyaari doonaan Man City 3 bisha soo socota.
Dhaawacan ayaa ah war u xun Erik Ten Hag marka la eego in uu Antony Muhiim ka yahay kooxda isla markaas door weyn ka ciyaaray kulamada United xilli ciyaareedkan.

Related



Source link