Messi waxa uu haystaa labada baasaboor ee Argentine iyo Isbaanishka, waxaana uu ilaa Shiinaha ugu safray kan Isbaanishka.
Muwaadiniinta Isbaanishka ah ayaan fiise la’aan ku gali karin dalka Shiinaha laakiin waxa ay Fiise la’aan ku gali karaan dalka Taiwan.
Lionel Messi ayaa u qaatay u qaatay in Taiwan ka mid tahay dalka shiinaha waxana uu ku galay fiise la’aan.
Caqabadda luqadda ayaa ku adkeysay Lionel Messi in uu si fiican wax ugu sharaxo ciidanka socdaalka ee dalka shiinaha.
Taas ayaa keentay in ay ciidamada Socdaalka ee dalka shiinaha xidhaan Messi ka hor inta aan wax walba la xalin loona samayn fiise shiine ah.
Related