FIFA ayaa soo saartay Liiska xiddigaha u tartami doona abaalmarinta xiddiga ugu fiican adduunka ee The Best.
Waxa la filayaa in la shaaciyo xiddiga ku guulaysta abaalmarinta The Best ee xiddiga ugu fiican adduunka.
Xiddiga kooxda Inter Miami ee Lionel Messi ayaa ka mid ah xiddigaha u tartamaya abaalmarinta.
Sidoo kae xiddigaha Haaland, Rice, Mbappe iyo xiddigo kale ayaa ka mid ah xiddigaha u tartamaya.
Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska xiddigaha u tartamaya abaalmarinta:
Julian Alvarez
Marcelo Brozovic
Kevin De Bruyne
Ilkay Gundogan
Erling Haaland
Rodri
Khvicha Kvaratskhelia
Kylian Mbappe
Lionel Messi
Victor Osimhen
Declan Rice
Bernardo Silva
Related