Harry Kane ayaa u magacaabayManchester City, Real Madrid iyo Bayern Munich sadexda musharax ee ugu cadcad hanashada Champions League xilli ciyaareedkan.
Harry Kane ayaa guul kula bilowday kooxda Bayern Munich tartanka champions league.
Mar la waydiiyay hadii uu arko koox ugu cadcad ku guulaysiga champions league xilli ciyaareedkan ayuu kane u sheegay Marca”uma malaynayo in ay jirto inkasta oo ay tahay in aad soo hadal qaadid Man City sababta oo ah waa kooxda difaanaysay koobka”.
“Sidoo kale waxa jirta Real Madrid oo taariikh cajiib ah ku leh tartank”.
“Bayern Munich ayaa sidoo kale ka mid ah kooxaha ugu cadcad ku guulaysiga champions league ayuu sii Raaciyay.

Related



Source link