Chelsea ayaa laga yaabaa inay wajahdo cunaqabatayn adag ka dib markii Premier League uu bilaabay baaritaanka lacagaha la siiyay shirkado banaanka ah intii u dhexaysay 2012/2019.
Sida laga soo xigtay The Times, milkiilayaasha cusub ee kooxda ayaa daaha ka qaaday waxyaabo isdaba joog ah intii ay socotay kala wareegista kooxda waxana ay war galiyeen Xidhiidhka FA-ga, Premier League iyo UEFA natiijooyinka ay heleen.
Inkasta lagu helay jabinta sharciga xilligii Roman Abramovich hadana milkiilaha cusub ee kooxda Todd Boehly ayaa taageero ka helay shirkada Clearlake Capital taas oo keeni karta ciqaab adag oo uga timaada Premier League.
Ilo wareedyo ku dhaw arinta ayaa sheegaya in ay jiraan 6 shirkadood oo ka baxsan kooxda kuwaas la ogaaday sida laga soo xigtay The Tim
Related