Man City ayaa wadahadallo wax ku ool ah ku soo afjareysa saxiixa xiddig cusub inta suuqa xagaaga firan yahay
City ayaa xilli ciyaareedkii soo dhamaday sedexleey koob ah diiwaan gashatay kuwaasi oo kala a horyaalka , Champion-ka iyo FA Cup-ka
Sida The Sun soo xiganeyso , City ayaa ku dhaw saxiixa daafaca kooxda Leipzig ee Joško Gvardiol
City ayaa ku rajo weyn in maalmaha soo socda soo afjaraan saxiixa Josko iyadoo bankiyada u jibinayaan
Waxaa la xaqiijiyay in City laacibka ku doonayaan aduun dhan 98 milyan oo gini waxa uuna hishiiskiisa haatan ee Lipzig gaarayaa ilaa iyo 2027-ka
Josko ayaa muddo la xariirinayay kooxda Chelsea balse haatan City ayaa ku dhaw
Related