Chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay la kulantay dhirbaaxo kadib markii ay soo baxday in Ben Chilwell uu garoomada ka maqnaan doono ugu yaraan December kadib dhaawac muruqa ah.
Xiddiga reer England ayaa laga dhigay kabtan ku xigeenka kooxda chelsea isaga oo ka dmabeeya xiddiga Reece James.
Xiddiga ayaa taariikh ahaan leh dhaawac badan isaga oo ku dhibaatooday dhaawac intii uu joogayt chelsea.
Wararka ayaa sheegaya in uu Chiwell maqnaan doono kulamada muddo bil ah taas oo la macno ah in uu maqnaan doono ilaa December.
Laakiin saxafifa Fabrizio Romano ayaa sheegay in xiddiga 26 jirka ah uu garoomada ka maqnaan doono ilaa dhamaadka bisha December.
Related