Kooxda Arsenal ayaa xaqiijisay in ay heshiis cusub ka saxiixatay xiddiga William saliba.
Mustaqbalka Saliba ee Arsenal ayuu shaki weyn ku jiray iyada oo heshiiskiisu dhacayo dhamaadka xilli ciyaareedka dambe.
Saliba ayaa Arsenal ka diiday dalabyo badan oo ay kooxdu doonaysay in ay heshiis cusub kaga saxiixatay.
Laakiin Arsenal ayaa ugu dambayn Saliba ku qancisay in uu heshiis cusub u saxiixo kooxda kana sii qayb ahaado mashruuca Mikel Arteta.

Related



Source link