Kooxda Arsenal ayaa u muuqata kuwo uu dhab ka yahay xiisaha ay u qabaan saxiixa Goolhayaha kooxda Brentford ee David Raya.
Arsenal ayaa haatan dalab Rasmi ah ka gudbisay saxiixa Goolhayaha David Raya si ay ugu xoojiyaan kooxohooda ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub.
Arsenal Oo horay heshiiska shaqsiga ah ula gaadhay Goolhayaha ayaa haatan dalab Rasmi ah ka gudbisay saxiixiisa.
Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegay in Gunners dalab Rasmi ah ka gudbisay saxiixa Goolhayaha.
Dalabka Arsenal ayaa ah dalab lacageed Oo dhan 20 milyan oo euro iyo 3 milyan oo Gunooyin ah.

Related



Source link