Milkiilayaasha Manchester United ayaa lagu dhaleeceeyay maamul xumada ay ku hayaan kooxda kubadda cagta, balse maalgelinta ay ku sameeyeen ciyaartoyda ayaa ahayd mid cajiib ah.
United ayaa si joogto ah uga mid noqotay kooxaha lacagta ugu badan ku qarash gareeyay suuqa kala iibsiga, iyagoo sanad walba keensada xiddigo caan ka ah adduunka.
Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa 10-ka xiddig ee ugu qaalisanaa ee ay Man United samaysay, kuwaas oo intooda badan lagu tilmaamay in ay fashilmee.
Paul Pogba – £94.5m (from Juventus, 2016)
Paul Pogba ayaa xagaagii 2016 ku soo laabtay Man United isaga oo markaas ugu soo biiray lacag rikoorka adduunka ah.
Waa xiddig si weyn loogu hayay sabab la xidhiidha lacagta ay ka soo bixisay laakiin Pogba ayaa si weyn ugu fashilmay.
Antony – £86m (from Ajax, 2022)
Xagaagii 2022 ayaa la arkay Manchester United oo u magacawday Ten Hag macalinkooda cusub.
Intaa ka dib tababaraha reer Holland ayaa bartilmaameedsaday suuqa Eredivisie suuqii xaggaaga, isagoo lacag badan ku qarash gareeyay xiddigaha ay ka mid yihiin Tyrell Malacia, Lisandro Martnez iyo gaar ahaan, garabka reer Brazil ee Antony.
United ayaa si aad ah u doonaysay inay la soo wareegto xiddiga heerka caalami ee dalka Brazil waxayna ogolaatay inay bixiso 100 milayn oo u dhiganta 86 milyan oo toos ah iyo inta kale oo guno ah.
Harry Maguire – £80m (from Leicester City, 2019)
Waxay ahayd 18 bilood kadib markii ay Liverpool ka dhigtay Virgil van Dijk difaacii ugu qaalisanaa taariikhda markii ay Man United jabisay rekoodhkaas iyada oo Harry Maguire ka soo qaadatay Leicester.
Waxa ay ku qaadatay xiddiga reer England in uu xilli ciyaareed badhkiis ku noqdo xiddig joogto ugu ciyaara kooxda.
Maguire wuxuu ahaa mid xasilan labadiisii ​​xilli ciyaareed ee ugu horeysay ee United, laakiin waxa uu ku dhibaatooday xilli ciyaareedyadii 2021-22 iyo 2022-23 – isagoo lumiyay booskiisii kooxda.
Jadon Sancho – £76.5m (from Borussia Dortmund, 2021)
Romelu Lukaku – £76.2m (from Everton, 2017)
Angel Di Maria – £67.5m (from Real Madrid, 2014)
Mason Mount – £60m (from Chelsea, 2023)
Casemiro – £60m (from Real Madrid, 2022)
Sii Akhriso: Dagaalka Ka Socda Laasacaanood Ma Hor Istaagi Kartaa Aqoonsiga Somaliland? Xildhibaan Gavin Williamson Ayaa Ka Jawaabay.

Related



Source link