Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa lagu soo waramayaa inuu qorsheynayo inuu ka tago Kooxda Man City marka uu dhoco heshiiskiisa kooxda Man City sanadka 2025.
Bayern Munich iyo Barcelona ayaa ugu dambeyntii soo afjaray sannado badan oo murugo ah Champions League oo uu la joogay Citizens Axadii, isagoo ku hogaamiyay kooxdiisa ku guulaysiga champions League.
Sky Blues ayaa noqotay kooxdii ugu horeysay ee England ah ee ku guulaysata 3 koob tan ilaa man United sanadkii 1999 waxana uu kooxda u saxiixay heshiis ilaa sanadka 2025.
Xiddiga 51 jirka ah ayaa xiiso ka helaya xulka qaranka Brazil waxana uu kooxda Man City kula jiraa heshiis 2 sano ah.
Sida laga soo xigtay The Guardian, Guardiola ayaa diyaar u ah in uu isaga tago kooxda marka uu dhoco heshiiskiisa kooxda Man City.
Related