Horyaalka Premier Leageu ayaa ku bilowday si dar-dar iyo xiiso leh xilli ay xiddigo badan durba soo bandhigee qaab ciyaareed cajiib ah.
Waxa jira xiddigo durba dhaliyay goolal badan iyada oo tartanka gool dhalinta premier League si xiiso leh ku bilaabowday.
Inkasta oo ay wali wakhti hore tahay hadana waxa jira xiddigo dhaliyay goolal badan labadii kulan ee ay ciyaareen horyaalka.
Xiddiga kooxda Brentford ee Brayn Mbeumo iyo xiddiga Brighton Solly March kuwaas oo dhaliyay min 3 gool.
5 Xiddig oo ay ku jiraan Haaland iyo Luiz Diaz ayaa dhinacooda dhaliyay min 2 gool labadii kulan ee ay ilaa haatan ciyaareen.
Brayn Mbeumo (Brentford) 3
Solly March (Brighton) 3
Alexander Isak (Newcastle) 2
Erling Haaland (Man City) 2
Luiz Diaz (Liverpool) 2

Related



Source link