Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay diiday dalabkii 70-ka milyan ahaa ee Ay Bayern Munich ka gudbisay xiddiga Harry kane sida ay sheegayaan wrarku.
Bayern Munich ayaa saacadihii la soo dhaafay dalab Rasmi ah ka gudbisay saxiixa Kane sida laga soo xigtay wargayska The Athletic.
Kooxd Bayern Munich ayaa Harry Kane u doonaysa badalka Robert Lewandowski laakiin Tottenham ayaa isla markiiba diiday dalabka kooxda Bayern Munihc.
Kooxda Tottenham ayaa doonaysa lacag intaas ka badan si ay u fasaxdo xiddiga reer England kaas oo uu heshiiskiisa Tottenham dhawyahay in uu dhoco.

Related



Source link