Supercomputer ayaa saadaaliyay 6 saxiix oo ay Man United samayn doonto inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaaga.
Arsenal ayaa la filayaa in ay bilaha soo socda suuqa galiso lacago badan si ay u xoojiso kooxda uguna tartanto premier League xilli ciyaareedka dambe.
Sidoo kale waxa ay ka qaybg gali doonaan tartanka champions League oo ay muddo ugu dmabaysay in ay ka ciyaaraan.
Kooxda Mikel Arteta ayaan wali wax saxiix cusub ah samayn laakiin waxa la filayaa in ay si weyn u mashquulsanaato wakhtiga soo socda.
SuperComputer ayaa saadaaliyay 6 saxiix oo ay kooxda Arsenal samayn doonto inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xaagaaga.
Saxiixyada uu Supercomputer u saadaaliyay ee ay Arsenal samayn doonto ayaa kala ah Declan Rice, Kai Havertz, Moussa Diaby, Ilkay Gundogan, Mason Mount Iyo Dominic Calvert-Lewin

Related



Source link