Kooxda Southampton ayaa Liverpool ka diiday dalabkii 2-aad ee ay ka gudbisay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Romeo Lavia.
Liverpool ayaa dalabkii 2-aad ka gudbisay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Iyaga oo doonaya saxiixa xiddiga si ay ugu xoojiyaan khadka dhexe.
Liverpool ayaa dalab dhan 41 milyan oo euro ka gudbisay saxiixa xiddiga khadka dhexe kadib markii horay looga diiday dalab 37 milyan oo euro.
Reds ayaa haatan dalab cusub kula laabatay Southampton iyaga oo doonayay in ay dhamaystiraan saxiixa xiddiga si ay ugu buuxiyaan booska Fabinho.
Saxafiga Ben Jabos ayaa sheegaya in ay Liverpool ku rajo weyntahay saxiixa xiddiga khadka dhexe inkasta oo ay Southampton dalbanayso lacag dhan 50 milyan oo euro.
Sababta Rajada Liverpool ayaa ah in ay xiddiga heshiiska shaqsiga ah la gaadhay xiddiga maadama uu xiddigu doonayo in uu ku biiro Liverpool.

Related



Source link