Mid ka mid ah saxiixyada sida weyn loo hadal hayay todobaadyadii ugu dambeeyay ayaa ugu damabyn ku dhaw in la dhamaystiro iyad oo Declan Rice ku dhawyahay in uu 105 milayn ugu biiro kooxda Arsenal.
Xiddiga 24 jirka ah ayaa si weyn loola xidhiidhinayay Arsenal waxana ay Gunners saxiixiisa ku garaacday kooxda Man City oo isku dayday in ay ka afduubato saxiixiisa.
Rice ayaa wax weyn ku soo kordhin doona kooxda Arsenal marka uu dhamaystiro ku biiristiisa waxana uu caawin karaa kooxda hadii uu soo bandhigo qaab ciyaareedkii laga filayay.
Hadaba sidee ayuu Rice u bar-bar dhigmaa xiddigaha Khadka dhexe ee Arsenal oo uu ku jiro xiddiga ka tagay ee Granit Xhaka.
Rice ayaa kaliya ka fiican Partey iyo Jorginho dhinaca gool dhalinta halka uu ka hooseeyo xiddigaha odegaard iyo Xhaka.
Halkan Hoose Kaga Bogo is bar-bar dhiga Rice iyo xiddigaha kale ee kooxda Arsena.
Related