Kooxda chelsea ayaa si weyn u xaraashtay kooxdeeda suuqa kala iibsiga xagaagan iyaga oo iska iibiyay xiddigo badan.
Blues ayaa dib u dhis ku samaynaysa kooxdeeda iyada oo iska iibisay xiddigo aad u badan xilli uu Pochettino bilaabayo shaqada chelsea.
Xiddigaha Havertza, Mount iyo Kovacic ayaa ugu magac weyn xiddigaha ay lacagta badan ku iibisay kooxdu suuqa xagaagan.
Kadib markii uu Aubameyang noqday xiddigii ugu dambeeyay ee ka taga kooxda chelsea suuqa xagaagan waxa la soo sameeyay shaxda laga sameeyay xiddigaha ka tagay kooxda.
Shaxda xiddigaha ka tagay chelsea ayaa laga sameeyay shax wareer ah oo ku tartami karta tartanka champions Legaue hadii ay ka qabyb galaan.
Sii Akhriso: DEG-DEG: Al-Shabaab Oo Ugu Dambayn Go’aan Ka Gaadhay Go’doomintii Ay Ku Haysay Magaalada Baydhabo
Related