nkasta oo uuna suuqa kala iibsiga si Rasmi ah u furmin hadana waxa jira kooxo haatanba sameeyay saxiixayadooda xagaaga.
Kooxaha kala duwan ayaa doonaya in ay wakhti hore ka faro baxaan suuqa waxana ay haatanba bilaabeen in ay sameeyaan saxiixyada ay doonayaan in ay ku xoojiyaan kooxdooda.
Sidoo kale waxa jira xiddigo aan wali ku biirin kooxo cusub laakiin ku dhaw in ay dhamaystiraan heshiisyo xor ah oo ay ugu biirayaan kooxda ay doonayaan.
Xiddigaha kala duwan ayaa sidoo kale doonaya in ay kooxo cusub horay ugu  biiraan si ay tababarka ula bilowdaan kooxdooda cusub.
Hadaba waxa la soo saaray shax cajiib ah oo laga sameeyay xiddigaha haatan ku biiray kooxo cusub iyo waliba kuwa qarka u saaran in ay ku biiraan koox cusub maalmaha, saacadaha ama todobaadyada soo socda.

Related



Source link