Dhamaadka xilli ciyaareed walba waxa jira xiddigo qaab xor ah uga tago kooxdooda marka uu dhoco heshiiska ay kula jiraan kooxohooda.
Waxa jira haatan xiddigo badan oo cajiib ah kuwaas oo xor noqday markii uu dhamaaday xilli ciyaareedka horyaalka premier League.
Xiddigahaas ayaa awood u leh in ay doortaan kooxda ay doonayaan in ay u ciyaaraan kadib markii uu dhacay heshiiskii ay kula jireen kooxohooda.
Xiddigahaas ayaa ah kuwo aad u fiican kana mid ah xiddigaha ugu fiicnaa premier League soona bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah.
Shabakada Livescore ayaa soo xulatay shaxda ugu fiican ee laga sameeyay xiddigaha ay dheceen heshiiskooda waliba qaab xor ah ugu biiri kara kooxda ay doonayaan.
Related