Xiddiga kooxda Liverpool ee Roberto Firmino ayaa macasalaameeyay Anfield iyo taageerayaasha kooxdiisa kulankii ay Bar-baraha la galeen Aston Villa kulan ka tirsana apremier League.
Firmino ayaa bar-baro ku hogaamiyay kooxdiisa kadib markii uu gool kala soo kacay kadyka kulankii ka tirsnaaa premier League.
Kulanka ayaa ahaa midkii ugu dambeeyay ee uu Firmino ku ciyaaray garoonka Liverpool maadama uu ka tagayo kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan.
Maadama uu Kulankaas ahaa midkii ugu dambeeyay ee ay Liverpool ku ciyaartay Anfield xilli ciyaareedkan waxa loo sameeyay macaslaamayn.
Waxa la arkay Firmino oo ooyaya markii ay taageerayaasha Liverpool macasalaamaynayeen una heesayeen.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Oohinta Roberto Firmino:

Completely gone 😭😭😭pic.twitter.com/zUHGepY9ZG
— Anfield Watch (@AnfieldWatch) May 20, 2023

Related





Source link