Xiddigaha Jude Bellingham, Joselu, Fran Garcia, Brahim Diaz, Antonio Blanco & Reinier ayaa si Rasmi ah loogu daray Liska ay Real Madrid ku dagaalami doonto xlli ciyaareedka dambe.
Xiddigaha Karim Benzema, Marco Asensio, Eden Hazard iyo Mariano ayaa si rasmi ah looga saaray Liiska kadib markii ay ka tageen kooxda.
Real Madrid ayaa wakhti hore suuqa gashay si ay u xoojiso kooxdooda waxana ay haatanba shaacisay Liiska ay xilli ciyaareedka cusub ku ciyaari doonto.
Xiddigaha Cusub ee Bellingham & Joselu ayaa ku soo baxay Liiska halka xiddigaha ku soo laabay kooxda ee Gracia iyo Diaz ay ka soo muuqdeen Liiska.
Xiddigaha da’yarka ah ee Antonio Blanco & Reinier ayaa sidoo kale ka qayb ahaan doona kooxda Carlo Ancelotti
GoalkeepersThibaut Courtois, Andriy Lunin.
DefendersEder Militao, David Alaba, Antonio Rudiger, Ferland Mendy, Dani Carvajal, Nacho, Fran Garcia, Lucas Vazquez, Jesus Vallejo, Alvaro Odriozola.
MidfieldersJude Bellingham, Eduardo Camavinga, Federico Valverde, Toni Kroos, Luka Modric, Aurelien Tchouameni, Dani Ceballos, Antonio Blanco, Reinier.
ForwardsVinicius Junior, Rodrygo, Brahim Diaz, Joselu.
 

Related



Source link