Kooxda Man City ayaa isku diyaarinaysa in ay u dabaal-dagto premier League kulanka ay la ciyaarayso chelsea ee premier League.
Tababare Guardiola ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono Blues kulanka premier League ee ee ka dhacaya Etihad.
Tababaraha ayaa kaydka dhigay xiddigo badan oo muhiim u ah kooxdiisa maadama uuna kulanku muhiim u ahayd isla markaas ay ku guulaysteen horyaalka.
Arinta la yaabka leh ayaa in kaydka Man City ama xiddigaha uu Guardiola kaydka dhigay kulankan ku fadhiyaan qiimo aad u badan.
Sida laga soo ESPN, Xiddigaha uu Guardiola ku bilaabay kaydkiisa ayaa ku fadhiya ama qiimo ahaan ah lacag dhan 500 milyan oo euro.
Xiddigaha Haaland, De Bruyne iyo qaar kale ayaa ka mid ah xiddigaha kaydka uu ku bilaabay tababare Guardiola kulankan.
Ederson: €40mRuben Dias: €71.6mJohn Stones: €55.6mIlkay Gundogan: €27mErling Haaland: €60mJack Grealish: €117.5mRodri: €70mKevin De Bruyne: €76mBernardo Silva: €50m
Related