Xiddiga Karim Benzema ayay soo dhaweeyeen taageerayaal dhan 65 kun oo ka mid ah taageerayaasha kooxda Al-Ittihad.
Xiddiga reer France ayaa ku biiray kooxda Al-Ittihad kadib markii uu ka tagay kooxda Real madrid markii uu dhacay heshiiskiisii kooxda Real.
Benzema ayaa helay soo dhwayn cajiib ah kadib markii lagu soo bandhigay garoonka kooxda Al-Ittihad kadib markii uu qalinka ku duugay heshiiska uu ugu soo biiray kooxda.
Xiddiga 35 jirka ah ayaa jabiyay rikoodhka taageerayaasha ka qayb qaatay soo dhawaynta horyaalka sucuudiga kadib markii ay 65 kun oo taageere ah ku soo dhaweeyeen kooxda.

🚨 Karim Benzema is Al-Ittihad. 🇸🇦
(🎥 @ssc_sports) pic.twitter.com/QQrYLCBFCp
— Transfer News Live (@DeadlineDayLive) June 8, 2023

Related





Source link