Xiddiga Nicolas Jackson ayaa haatan tijaabada caafimaadka u maraya kooxda ka hor inta uuna dhamaystirin ku biiristiisa Stamford Bridge.
Chelsea ayaa shalay kooxda Villarreal kala heshiisay qiimaha xiddiga si ay uga dhigto saxiixyada kooxda ee suuqa kala iibsiga xagaaga.
Blues ayaa doonaysa in ay xiddiga Nicolas Jackson ka dhigto saxiixeedii 2-aad ee suuqa kala iibsiga xagaagan.
Sida laga soo xigtay Sky Sport News, Nicolas Jackson Ayaa haatan soo gaadhay magaalada London si uu tijaabada caafimaadka ugu maro kooxda chelsea.
Xiddiga Nicolas Jackson ayaa saacadaha soo socda mari doona qayb ka mid ah tijaabada caafimaadka ka hor inta uuna maalinta bari dhamaystirin tijaabada caafimaadka.

Related



Source link