Axel Disasi, daafaca Chelsea, ayaa hadlay ka dib barbarihii ay kooxdiisu la gashay Bournemouth Axadii kulan ka tirsanaa horyaalka Premier League.
Kooxda chelsea ayaa bar-baro 0/0 ah la gashay kooxda Bournemouth kulan ka tirsanaa horyaalka premier League.
“Waan xanaaqsanahay, sababtoo ah waxaan u maleynayaa inaan u qalanay inaan badino,” Disasi ayaa u sheegay Sky Sports,
“Waxaan khasaarinay fursado badan, taasi waa sababta aan u dareemayno dareen aan fiicnayn, laakiin waxan aragnay dhaq-dhaqaaq badan”.

Related



Source link