Kadib muddo dheer oo ay qaadatay, Arsenal ayaa ugu dambayn ku dhawaaqday saxiixa xiddiga Declan Rice.
Arsenal ayaa maanta si Rasmi ah u xaqiijisay in Rice Noqday xiddig Arsenal ah iyaga oo kula soo wareegay lacag rikoodh ah.
ku dhawaaqista Arsenal ee saxiisa Rice ayaa qaadatay muddo dheer iyada oo xitaa taageerayaasha qaarkood ka cabsi qabeen in saxiixa xiddiga lagu garaaco kooxdooda.
Laakiin Arsenal ayaa u muuqatay kuwo diyaarinaya qorshe cajiib ah oo lagu soo bandhigo saxiixa xiddiga.
Kooxda Arsenal ayaa boggeeda Twitter-ka soo galisay muuqaal yar oo cajiib ah oo ay ku soo bandhigtay Rice.
Halkan Hose ka daawo muuqaalka:
🚨 Adidas’ video for the Declan Rice move to Arsenal! pic.twitter.com/3vHuh7zrI3
— Eduardo Hagn (@EduardoHagn) July 15, 2023
Related