Mustaqbalka xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa u muuqda mid soo kala cadaanayan.
Kooxda Al-Ittihad ayaa si aad ah u doonaysa xiddiga iyaga oo doonaya in ay ka dhigaan magacii ugu dambeeyay ee reer yurub.
Sida laga soo xigtay Sida laga soo xigtay Santi Aouna, Mohamed Salah ayaa u muuqda mid sii joogi doona kooxda Liverpool xilli ciyaareedkan.
Hadal haynta Al-Ittihad ee Salah ayaa soo afjaramaysa iyada oo liverpool ku adkaysanaysa in uuna xiddigu iib ahayn.
Salah ayaa ku faraxsan kooxda Liverpool wax ogolaansho ahna ma siin kooxda Al-Ittihad si ay u riixaan heshiiska.
Suuqa horyaalka sucuudiga ayay ka dhimantahay 24 saac iyada oo uu suuqu xidhmi doono maalinta khamiista ee bari ah.
 

Related



Source link