Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa jabiyay rikoodh cajiib ah oo horyaalka premier League ah kadib markii uu guul ku hogaamiyay kooxdiisa.
Liverpool ayaa guul soo laabasho leh ka gaadhay Wolves kulan ka tirsanaa horyaalka premier League.
Salah ayaa caawiye ka ahaa 2 ka mid ah 3-dii gool ee ay ku badisay kooxda Liverpool isaga soo bandhigay qaab ciyaareed fiican.
Salah ayaa noqday xiddiga ugu caawinta badan premier League ee ka soo jeeda qaarada Africa isaga oo wacdaro ka dhigay horyaala.
Related