Martin Keown iyo Michael Owen ayaa si gaar ah u dhaleeceeyay Oleksandr Zinchenko ka dib markii daafaca Arsenal uu soo bandhigay qaab ciyaareed liita kulankii champions League ee ay guuldarada kala kulmeen Lens.
Gunners ayaa guuldaradii ugu horaysay kala kulantay champions League iyaga oo guuldaro 2/1 ah kala kulmay kooxda Lens.
Keown & Owen Ayaa dhaleeceeyay qaabka Arsenal looga dhaliyay goolka 2-aad waxana ay si isku mid ah u dheleeceeyeen Zinchenko,
“Waxan u malaynayaa in Zinchenko la ceebaystay”ayuu yidhi.
“Wuu deg-degay aniga ahaan waxa ay ahayd in uu sugo xididga Lens”.
“Wan ogahay in uu doonayay in uu joojiyo laakiin ma joojin kartid xiddig waxa uu smaeeyay”.

Related



Source link