Man United ayaa Xaqiijisay Dhaawac Soo Gaadhay Raphaël Varane kaas oo ku dhaawacmay kulankii Nottingham Fores.
Raphaël Varane Ayaa dhamaystay kulankii ay Kooxda Man United ka gaadhay kooxda Nottingham Forest kulan ka tirsanaa premier League.
Kooxda Man United ayaa xaqiijisay in uu xiddigu garoomada ka maqnaan doono dhawr todobaad kadib dhaawaca soo gaadhay.
Dhaawacan ayaa dhibaaxo ku ah kooxda Man United marka la eego in ay kooxdu haatanba dhaawacyo ku wayday xiddigo uu ka mid yahay Luke Shaw.
Related