Kooxda Man United ayaa garoonka Old Trafford ku soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Rasmus Hojlund.
Man United ayaa xiddiga Rasmus Hojlund ka dhigtay saxiixii 3-aad ee ay samayso kooxdu suuqa kala iibsiga xagaagan.
United ayaa Rasmus Hojlund kala soo wareegtay kooxda Atalanta kadib markii ay ka dhigtay saxiixeedii 3-aad ee suuqa.
Ka kor kulanka Lens ee saaxiibtinimo ee ka dhacaya Old Trafford kooxda Man United ayaa soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Rasmus Hojlund.
Xiddiga Rasmus Hojlund ayaa lagu soo dhaweeyay garoonka Old Trafford iyada oo kooxdu ciyaarayso kualnkeedii ugu dambeeyay ee ka hor bilaabasahda xilli ciyaareedka cusub.

Related



Source link