Kooxda chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay Man City ka diiday dalab ay ka gudbisay saxiixa xiddiga daafaca ka ciyaara ee Marc Cucurella intii lagu jiray suuqii xagaaga
Kooxda Man City ayaa u doonaysay Marc Cucurella in uu noqdo badalka xiddiga Joan Cancelo.
Cancelo ayaa ku biiray kooxda Barcelona waxan ay kooxdu raadinaysay badalkiisa.
Cucurella ayaa ahaa xiddiga uu Guardiola doonayay ka hor intii uuna ku biiri chelsea.
Dhica kale Cucurella ayaa diyaar u ahaa in uu isaga tago kooxda chelsea si uu ugu biiro koox kale.
Laakiin kooxda Blues ayaa diiday dalabkii City ay ku doonaysay xiddiga daafaca ka ciyaara.

Related



Source link