Trent Alexander-Arnold iyo Darwin Nunez ayaa ka mid ahaa ciyaartoydii aan lagu arkin tababarka Liverpool khamiistii iyada oo Reds isku diyaarinaysa inay wajahdo Wolverhampton Wanderers sabtida.
Reds ayaa la ciyaari doonta kooxda Wolves kulan ka dhici doona garoonka Molineux kulan ka tirsan premier League.
Kooxda Jurgen klopp ayaa gashay fasaxii xulalka iyaga oo aan wax guuldaro ah la kulmin kadib 4 kulan oo ay ciyaareen.
Xiddigaha Trent Alexander-Arnold & Darwin Nunez ayaa ka maqan tababarka kooxdoda ka hor kulanka Wolves ee horyaalka premier League.
Labada xiddig ee Trent Alexander-Arnold and Darwin Nunez ayaa dhaawac uga maqnaa tababarka iyaga oo aan ka soo kabsan dhaawacyadii ay qabeen.

Related



Source link