Lionel Messi ayaa xirfadiisa ciyaareed oo dhan soo maray jabinta rikoodhada kala duwan waxana uu mar walba jabin jiray rikoodh cusub.
Laakiin Arinta la yaabka leh ayaa ah in ay kaliya Messi 3 kulan ku qaadatay in uu jabiyo rikoodhka 10-ka xiddig ee ugu goolasha badan Inter Miami kaliya kadib 3 kulan oo uu ciyaaray.
35-jirka ku guuleystay Koobka Adduunka ayaa dhaliyay shan gool kaliya seddex kulan oo uu u saftay kooxda uu iska leeyahay David Beckham.
Xiddiga ugu goolasha badan kooxda ee uu Lionel Messi doonayo in uu soo qabto ayaa ah xiddiga reer Argentine ee Gonzalo Higuain kaas oo leh 29 gool.

Related



Source link