Horyaalka premier League ayaa meel xiiso leh maraya iyada oo la ciyaaray kulamo 7 ah.
Kooxaha premier League ayaa dhamaantood laga badiyay xilli ciyaareedkan horyaalka marka laga reebo 2 kooxood oo kaliya.
Kooxaha Arsenal iyo Tottenham ayaa ah labada kooxood ee ilaa haatan aan wax guuldaro ah la kulmin horyaalka premier League.
Labada kooxood ayaa wacdaro dhigaya xilli ciyaareedkan iyaga oo helay natiijooyin fiican horyaalka premier League.
Arsenal iyo Tottenham ayaa ciyaaray 7 kulan waxana ay badiyeen 5 kulan halka ay bar-baro galeen 2 kulan oo kale.

Related



Source link