Waxa la soo saaray jadwalka kulamada premier League xilli ciyaareedka iyada oo uu xilli ciyaareedku ku bilaaban doono si cajiib ah.
Sidoo kale waxa la soo saaray sida uu xilli ciyaareedku ku dhamaan doono waxana balan ah in si weyn loogu raaxaysan doono maalinta ugu dambaysa ee xilli ciyaareedka.
Iyada oo ku xidhnaan doonta sida loo tartamayo maalinta ugu dambaysa horyaalka premier League hadana waxa maalinta la soo xidhayo premier League la ciyaari doonaa kulamo xiiso leh.
Kulanka ugu xiisaha badan ee maalinta ugu dambaysa ayaa ah kulanka dhexmari doona kooxaha Arsenal iyo Everton iyada oo labada kooxoodba yihiin kuwa wakhtiga ugu badan joogay heerka 1-aad ee premier League.
Hadaba halkan hoose kaga bogo kulamada la ciyaari doono maalinta ugu dambaysa xilli ciyaareedka premier League soo soo socda.
Taariikhda
Wakhtiga
Kulamada
19/05/2024
16:00
Arsenal v Everton
19/05/2024
16:00
Brentford v Newcastle United
19/05/2024
16:00
Brighton v Manchester United
19/05/2024
16:00
Burnley v Nottingham Forest
19/05/2024
16:00
Chelsea v Bournemouth
19/05/2024
16:00
Crystal Palace v Aston Villa
19/05/2024
16:00
Liverpool v Wolves
19/05/2024
16:00
Luton Town v Fulham
19/05/2024
16:00
Manchester City v West Ham United
19/05/2024
16:00
Sheffield United v Tottenham Hotspur
Related