Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Nice Khephren Thuram ayaa kiciyay dareenka taageerayaasha kooxda Liverpool isaga oo baraha bulshada ku shiday.
Khephren Thuram ayaa si weyn loola xidhiidhinayaa kooxda Liverpool iyada oo Reds doonayso in ay ku xoojiso khadka dhexe xilli ciyaareedka dambe.
Xiddiga khadka dhexe ee Khephren Thuram ayaa “Like” Saaray sawir xiddiga Liverpool ee Trent Alexander-Arnold oo u dabaal-dagaya gool uu u dhaliyay xulka England.
Sawirka ayaa ahaa qoraal”No.10 cusub ee xulk England”.
Xiddiga Khephren Thuram ayaa lagu soo waramayaa in uu heshiiska shaqsiga ah la gaadhay Liverpool xilli ay labada kooxood ku jiraan wadahadalada.

Related



Source link