Kooxda Inter Milan ayaa si Rasmi ah u dhamaystirtay Saxiixa Marcus Thuram kaas oo ay kula soo wareegtay qaab xor ah.
Xiddiga Marcus Thuram ayaa qalinka ku duugay heshiis 5 sano ah oo uu ku joogi doono kooxda ku ciyaarta San Siro.
Xiddiga reer France ayaa maalmo ka hor u saxiixay Inter laakiin waxa haatan si Rasmi ah loo soo bandhigay.
Kooxda Gaadhay Final-ka tartanka champions League ayaa doonaysa in ay sii wado dib u dhiska ay ku waddo kooxda

Related



Source link