Kooxda Man Unitedaya ku sii dhawaanaysa saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Atalanta ee Rasmus Hojlund.
Man  United ayaa Atalanta kala heshiisay saxiixa xiddiga reer Denmarka iyada oo ka bixinaysa xiddiga lacag dhan 60 milyan oo euro.
Rasmus Hojlund ayaa ah xiddig ay Man United aad ugu baahantahay marka la eego in ayna haysan weeraryahan Martial-na dhaawac badanyahay.
Xiddiga Rasmus Hojlund ayaa la filayaa in uu noqdo dookha 1-aad ee Tababare Erik Ten Hag xilli ciyaareedka cusub si toos ahna u galo shaxda kooxda.
Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa halka uu Rasmus Hojlund ka gali karo shaxda kooxda Man United marka uu si Rasmi ah u dhamaystiro ku biiristiisa.

Related



Source link