Pep Guardiola ayaa uga digay Arsenal in horyaalka Premier League aysan go’aamin doonin Guuldaradii dhawaan Man City ka soo gaadhay Wolves.
Kooxda Man City ayaa Axada dambe la ciyaari doonta kooxda Arsenal kulan ka tirsan horyaalka premier League.
Guardiola oo arintaas ka hadlaya ka hor kulanka Arsenal ee todobaadka dambe ayaa yidhi”Kuma guulaysan doono ama ma lumin doono horyaalka kulankii Wolves”.
“Waxa aan ka dambaynay hogaamiyaayaasha horyaalka in badan”.
“Wax ayaan ka baran doonaa kulanka waanan soo laaban doonaa”ayuu sii raaciyay.

Related



Source link