Kooxda Arsenal ayaa bar-baro la gashay kooxda Tottenham kulan ka tirsan horyaalka premier League.
Kulanka ayaa ku dhamaaday bar-baro 2/2 ah kaas oo ay labada kooxood ku kala bexeen.
Dhacdooyinka ka dhacay ciyaarta waxa ka mid ah bad-baadin waali ah oo uu sameeyay xiddiga David Raya.
XIlli ay Arsenal hogaaminayso ciyaarta Goolhayaah reer Spain ayaa sameeyay badbaadin cajiib ah una diiday Tottenham in ay dhaliyaan goolka bar-baraha.
Kadib bad-baadinta, Goolhaye Aaron Ramsdale ayay qabatay kamerooyinku waxana la arkay isaga oo u sacabinaya Goolhayaha ay isku kooxda yihiin.
Halkan Hoose Ka daawo muuqaalka
Incredible moment: Ramsdale’s reaction to Raya’s breathtaking save, a reflection of the positive culture Arteta has fostered in this Arsenal squad. Takes a big man to react like this 🧤 pic.twitter.com/xFtMDJ8yuX
— Men in Blazers (@MenInBlazers) September 24, 2023
Related