Mason Mount ayaa xiran doona maaliyada No.7 ee Manchester United, si rasmi ah ayaa loo xaqiijiyay todobaadkii hore.
Sida laga soo xigtay Manchester Evening News, Erik ten Hag ayaa shaqsi ahaan u soo bandhigay maaliyada xiddiga 24 jirka ah.
Go’aanka ayaa dhab ahaantii la gaaray markii tababaraha Man United uu la kulmay xiddiga khadka dhexe ee Chelsea ka hor inta uusan u dhaqaaqin Old Trafford.
Ten Hag waxa uu rabay in uu xiddiga ku qanciyo qiimaha uu u lahaan doono kooxda u yimaado kooxda.
Isla wargayska ayaa sheegaya in Maaliyada No.7 ay door weyn ka ciyaartay in uu Mount doorto ku biirista kooxda Man United iskana diido kooxaha kale.
Sii Akhiso: DEG-DEG: Diyaarad Ku Bur-Burtay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho & Khasaaraha Ka Dhashay.

Related



Source link