Xiddigii hore ee Man United Cristiano Ronaldo ayaa Ka soo muuqday Old Trafford xilli la xasuuqayo kooxdiisii hore.
Man United ayaa guuldaro xanuun badan kala kulantay kooxda Brighton kulan ka tirsan horyaalka premier League.
Intii ay socotay ciyaarta taageerayaasha kooxda Man United ayaa ku heesay magaca xiddiga Cristiano Ronaldo.
Taageerayaasha ayaa la maqlay iyaga oo leh “VIVA Ronaldo”.
Ronaldo ayaa ka tagay kooxda Man United bilowgii sanadkan kadib markii ay isku dheceen maamulka sare ee kooxda.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka:


Manchester United fans chanted “VIVA RONALDO” at Old Trafford today and booed Erik Ten Hag while losing to Brighton. 😍pic.twitter.com/Nvj1hWjXB1
— The CR7 Timeline. (@TimelineCR7) September 16, 2023

Related





Source link