Supercomputer oo saadaaliyay isku aadka wareega Group-yada ee tartanka champions League ka hor isku aadka wareega Group-yada ee tartanka.
Kooxaha ka qayb galaya tartanka ayaa isku diyaarinaya isku aadka wareega Group-yada tartanka iyada oo la filayo in ay kulamo xiiso leh ka soo baxaan.
Ka hor isku aadka champions League Supercomputer ayaa saadaaliyay sida ay noqon doonaan wareega Group-yada tartanka champions League.
Hadii la raaco saadaasha Supercomputer waxa la arki doonaa kulamo xiiso leh iyada oo ay kooxo badan isku dheceen.
Arsenal oo muddo dheer kadib ku soo laabanaysa champions League ayuu Supercomputer ku aadiyay Group-ka E iyaga oo kula biiray Barcelona, Rangers iyo Galatasaray.
Kooxdan Man United ayuu Supercomputer u saadaaliyay Group-ka B iyaga oo la Group noqday Bayern Munich, Celtic iyo Ac Milan.
Group-ka C ayaa noqday mid xiiso leh oo uu Supercomputer saadaliyay isaga oo isku beegay kooxaha Real Madrid PSG iyo Newcastle.
Hadaba Halkan Kaga bogo Saadaashada Supercomputer ee isku aadka wareega Group-yada Champions League:
GROUP A
Napoli, Porto, Red Bull Salzburg, Antwerp
GROUP B
Bayern Munich, MANCHESTER UNITED, AC Milan, Celtic
GROUP C
PSG, Real Madrid, Red Star Belgrade, NEWCASTLE
GROUP D
Sevilla, RB Leipzig, Braga, Young Boys
GROUP E
Barcelona, ARSENAL, Rangers, Galatasaray
GROUP F
MANCHESTER CITY, Inter Milan, Shakhtar Donetsk, Real Sociedad
GROUP G
Feyenoord, Borussia Dortmund, Lazio, Lens
GROUP H
Benfica, Atletico Madrid, Copenhagen, Union Berlin

Related



Source link